Madaxweynaha Puntland oo xarigga ka garay xarunta PEC
(July 30, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta guud ee Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Puntland ( PEC). Furitaank
Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socda AFRICOM oo la kulmay
(July 30, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM), General Dagvin
Dib u Heshiisiinta Soomaaliya Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad.
(July 27, 2026)
Muqdisho:-Waraysiga Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Ra'iiska Jamaacada Ictisaam, ahna Guddoomiyaha Haayadda Culimada Soomaaliyeed iyo Ku xigeenka Midowga Culimada. Ka soo daawo Qodobada ugu waa
Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwada 20aad ee ka socta magaalada Garoowe
(July 18, 2026)
Garoowe:-Waxaaa ay Hagan.net idiin soogudbineysaa Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo cilmiyeedka 20aad ee ka socota magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland.Nadwadan waxaa soo qabanqaa
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Hay’adaha Dowladda Puntland
(July 9, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Saciid iyo Guddoomiyaha Maxkamadda S
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan la qaatay guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland
(July 8, 2026)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland
Madaxweynaha DFS Xasan Sh oo ka qeyb galay salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali
(July 8, 2026)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay'adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa'udiin Soomaaliyeed kala qayb g