Dib u Heshiisiinta Soomaaliya Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad.

July 27, 2026 - Written by Editor

Muqdisho:-Waraysiga Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Ra’iiska Jamaacada Ictisaam, ahna Guddoomiyaha Haayadda Culimada Soomaaliyeed iyo Ku xigeenka Midowga Culimada.

Ka soo daawo 👇👇👇

Qodobada ugu waaweyn ee su’aaluhu diiradda ku saarnaayeen waxay ahaayeen:

• Go’aannadii ka soo baxay shirkii Culimada Soomaaliyeed ee Garoowe.

• Doorka culimada ee dib-u-heshiisiinta iyo nabadaynta Soomaaliya.

• Sababihii keenay in culimadu qaaddo dadaallada dib-u-heshiisiinta.

• Istaraatiijiyadda iyo qorshaha hirgelinta dib-u-heshiisiinta.

• Wada-shaqeynta culimada, dowladda, isimada dhaqanka, siyaasiyiinta iyo bulshada.

• Dhexdhexaadnimada iyo kalsoonida bulshada ee culimada.

• Maalgelinta iyo taageerada dadaallada nabadaynta.

• Doorka culimada ee hagidda iyo badbaadinta dhallinyarada.

• Aragtida culimada ee arrimaha siyaasadda iyo dhibaatooyinka bulshada.

• Caqabadaha hortaagan dib-u-heshiisiinta iyo xalalkooda.

• Doorka haweenka ee nabadaynta iyo dib-u-heshiisiinta.

• Farriinta culimada ee ku wajahan shacabka iyo madaxda Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo nabad waarta iyo midnimo.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2026
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online