Madaxweynaha Puntland oo xarigga ka garay xarunta PEC
July 30, 2026 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta guud ee Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Puntland ( PEC).
Furitaanka xaruntan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo hannaanka dimuqraadiyadda Puntland.
A/Cawal
Halgan.net

.gif)

