Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwada 20aad ee ka socta magaalada Garoowe

July 18, 2026 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaaa ay Hagan.net idiin soogudbineysaa Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo cilmiyeedka 20aad ee ka socota magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland.

Nadwadan waxaa soo qabanqaabisay Musasada Al Minhaaj waxaa ka soo qeyb galay culumo tiro badan oo ka kala yimid dalka gudiisa iyo Dibadiisa .

Hoos ka Daawo dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwa Cilmiyeedka 20aad ee ka socota magaalada Garoowe.


1-Kalimada Furitaanka Nadwada Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf .

2aad-Dheganaanshaha Waxyiga iyo Doorka uu ku leeyahay Sugnaanta Iimaanka || Sh. Cabdulwahaab Isxaaq

3aad-Dhallinyaradii Saxaabada iyo Dhisidda Tusaalaha Wanaagsan || Sheekh Dr Sh Hassan Sh Ali Warsam

4-Hagaagga Ummaddu wuxuu ku Jiraa Midnimada iyo Wadajirka || Dr. Haaruun Sheekh Xuseen Cabdi

5-Dawrka culimada ee ilaalinta diinta iyo Masaalixda Umadda, Sheekh Xassan Khayre Dirir Xafiduhullaah

6aad-“Maqaasidda Sharciga Islaamka ee dhowrista hantida, Sheekh Dr. Axmed Jaamac Ismaaciil



7-Maqaasidda Sharciga Islaamka ee Sugidda Amniga iyo Deganaanshaha || Sh Fu’aad Maxamuud Xaji Nuur.


M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2026
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online