Madaxweynaha Dowlada Puntland kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug
(August 9, 2026)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug. Kulanka
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo laga soo saaray Warmurtiyeed.
(August 6, 2026)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ee qabsoomay maanta oo ay taariikhdu tahay 6-da Agoosto 2026, uuna shir guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo
(August 5, 2026)
Gaalkacyo:-Ciidamada Puntland ayaa dulaan ku qaaday saaka aroortii xerada ciidanka PSF waxaa jira Khasaaro labada dhinac.Dagaalka ayaa ku bilowday duqayn labada dhinac oo socday mudo hal saac ah
Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed oo Hargeysa ku qabtay shir jaraa’id
(August 5, 2026)
Hargeysa:-Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed ee ay Culimada Kaga dhawaaqeen Magaalada Laascaanood kadib shirkii Garowe ayaa shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Hargeysa.
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo kulan la qaatay Saraakiilka socota AFRICOM
(August 2, 2026)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan xubno Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo La-taliyaal ah ayaa Magaalada Bosaaso shir kula yeeshay Wefti ka soc
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood.
(August 2, 2026)
Laascaanood:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, halkaas oo xukuumadda
Puntland oo si weyn looga xusay 1-da Agoosto
(August 1, 2026)
Garoowe:- Puntland ayaa si weyn ugu dabaaldegtay sanadguuradii ka soo wareetay markii dhidibada loo aasay 1998 Xuska oo lagu qabtay caasimada Puntland Garoowe waxaa ka qayb galay madaxweynaha Puntlan