Puntland oo si weyn looga xusay 1-da Agoosto
(August 1, 2026)
Garoowe:- Puntland ayaa si weyn ugu dabaaldegtay sanadguuradii ka soo wareetay markii dhidibada loo aasay 1998 Xuska oo lagu qabtay caasimada Puntland Garoowe waxaa ka qayb galay madaxweynaha Puntlan