Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo
(August 5, 2026)
Gaalkacyo:-Ciidamada Puntland ayaa dulaan ku qaaday saaka aroortii xerada ciidanka PSF waxaa jira Khasaaro labada dhinac.Dagaalka ayaa ku bilowday duqayn labada dhinac oo socday mudo hal saac ah
Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed oo Hargeysa ku qabtay shir jaraa’id
(August 5, 2026)
Hargeysa:-Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed ee ay Culimada Kaga dhawaaqeen Magaalada Laascaanood kadib shirkii Garowe ayaa shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Hargeysa.