Madaxweynaha Dowlada Puntland kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug
(August 9, 2026)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug. Kulanka