Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed oo Hargeysa ku qabtay shir jaraa’id
August 5, 2026 - Written by EditorHargeysa:-Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed ee ay Culimada Kaga dhawaaqeen Magaalada Laascaanood kadib shirkii Garowe ayaa shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa.

1-Baaq nabadeed oo ay Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay in Dadka Soomaaliyeed la dhex dhigo.
2-Guddigii Dib-u-heshiisiinta iyo Nabad raadinta Soomaaliyeed oo Hargeysa ku qabtay shir jaraa’id.
M_M Deeq
Halgan.net

.gif)

