Madaxweynaha Dowlada Puntland kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug

August 9, 2026 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Gobolka Mudug, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo horumarka sida mashaariicda horumarineed ee Dowladda Puntland ka waddo Gobolka Mudug, oo ay ka midyihiin dhamaystirka jidka isku xira Gaalkacyo iyo Garoowe iyo mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo oo dhawaan bilaaban doona.

Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo amniga iyo xasilloonida, lana dardargeliyo mashaariicda horumarineed ee wax-ku-oolka u ah bulshada Gobolka Mudug.

-DHAMMAAD-

Comments are closed.

Archives
August 2026
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online