Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo

August 5, 2026 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Ciidamada Puntland ayaa dulaan ku qaaday saaka aroortii xerada ciidanka PSF waxaa jira Khasaaro labada dhinac.Dagaalka ayaa ku bilowday duqayn labada dhinac oo socday mudo hal saac ah .

Dagaal kooban oo socday mudo kooban Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay gudaha u galeen xeradii PSF ayna lana wareegeen .

Hoobiyaal ku dhacay Qaar ka mida ah xaafadaha Gaalkacyo ayaa waxaa ku dhintay 2 qof oo rayid ah.

Madaxweynaha Puntland oo la hadlay shacabka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabkii uu u dhacay dagaalkii saaka ka dhacay xerada ciidamada PSF oo k tirsanaa ciidamada Puntland waxaana uu eedeyn culus u jeediyey madaxada DFS gaar ahaan Madaxweynaha uu xilkiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud.

Hoos Ka Daawo Khudbada Madaxweynaha Puntland uu ku Faahfaahiyey dagaalka saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo

A/cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
August 2026
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online