Puntland oo si weyn looga xusay 1-da Agoosto

August 1, 2026 - Written by Editor

Garoowe:– Puntland ayaa si weyn ugu dabaaldegtay sanadguuradii ka soo wareetay markii dhidibada loo aasay 1998 Xuska oo lagu qabtay caasimada Puntland Garoowe waxaa ka qayb galay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ku-xigeenkiisa, guddoomiyaha golaha wakiillada, madaxweynihii hore ee Puntland, ahna senator ka tirsan aqalka sare Cabdiraxmaan Faroole, mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha Puntland iyo kumanaan shacab ah.

Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland iyo gaadiid dagaal oo badan ayaa dhoolatus iyo gaado ka ciyaar ku maray waddada bartamaha magaalada Garoowe waxaana si weyn uga muuqday shacabka in ay ku faraxsan yihiin nabadgalyada ka jirta deegaanada Puntland .

Hoos ka Daawo Masawirada Dabaaldega Puntland oo lagu qabtay magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland .

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
August 2026
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online