Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo ku baaqay gogol wada hadal
October 25, 2026 - Written by Editor
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad uu jeediyey Shacabka Soomaaliyeed ayaa kaga hadlay xaaladda dalka, guulaha laga gaaray amniga, dagaalka ka dhanka kooxda Khawaarijta, doorashooyinka ay dowladu ka qabatay Maamulada Galmudug iyo Hirshabeele
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Mucaaradka iyo Siyaasiyiinta dalka gogol wada hadal dhamaan Mucaaradka DFS
.
C/casiis Maxamed
Halgan.net

.gif)

