Duruus Online

Zaylacai Academy oo ay Dufcadii ugu horaysay Ka Qalin Jabisay (Masawiro)
(December 29, 2015)
Waxaa Markii ay  taariikhdu ahayd 27.12.2015 ka dhacday magaaladda Copenhagen ee xarunta dalka Danmark Xaflad lagu maamuusayey ardaydii dhamaysay Iskoolka Zaylaci Academy. Zaylaci academy waa academ
Asbaabaha Keeni Kar Jiritaanka Ummadda Sh Maxamed Idirs Axmed (Daawo)
(December 24, 2015)
Nairobi:-Waxaaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sh Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah uu ka jeediyey Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu cinwaan uga dh
Muxaadaradii uu Sh C/naasir Xaji Axmed ka jeediyey Nadwadii ka socota Masjidka Al-hudaa Garoowe.[ أرض المحشر واحوال الناس فيها ] [Dhagayso]
(December 24, 2015)
Garoowe:- Waxaa habeenkii 5-aad kasocota Masjidka Al-huda Magaalada Garoowe Nadwadii 8-aad oo sanadkaan halkudhigeedu yahay (من دار الغرور الى دار القرار) waxaana ka soo qayb ga
Muxaadaraadkii ay culimadu ka jeediyeen Nadwo diini ah ee ka socota Masjidka Al-hudaa ee Garoowe.[Daawo Video-ga]
(December 21, 2015)
Garoowe:-Waxaa idiin soo gudbineynaa furitaanka nadwo cilmiyeedkii 8aad taas oo si habsami leh uga socota Masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland. Nadwada ayaa waxaa soo qab
Muxaadaradii uu ka jeedyey Sh.Daahir Aw Cabdi Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka socota Garoowe [اشراط الساعة].[Masawiro/Cod]
(December 21, 2015)
Garoowe:-Waxaa xalay oo taariikhdu tahay 10/03/1437 H, kuna beegan 21/12/2015 ay gashay Nadwadii ka socotay Masjidka Al-huda magaaladda Garoowe habeenkii 3aad waxaana xalay darsi Halku dhigiisu ahaa (
Hadiyada ku socota Lamaanaha is Jecel Sh Abu dalxa.[Daawo Video-ga]
(December 16, 2015)
Odense:-Waa waano kooban oo uu Sh.Maxamuud Sh.Xassan Abu dalxa u jeedinayo qoyska is qaba ee Lamaanaha ah waxaa uu Sheekhu Abu Dalxa u bixiyey ''Hadiyada ku socota Lamaanaha is Jecel'' waa darsi muhi
Kitaabka Abuu Shujaac. Sh. Maxamed Cabdi Umal. [Dhageyso+Daawo]
(December 13, 2015)
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa siminaarka mu’asasada Ixsaan ku qabatay magaalada Nairobi waxaa uu ka akhriyey Kitaabka Abuu Shujaac waxaana sidoo kale siminaarka kutub kale ka akhriyey culumo kala oo a
Kitaabka Manduumatu al albeeri iyo Sh Dr Aden Sh Cali Xafidahulaah.(Daawo)
(December 11, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa kitaabkii Manduumatu al albeeri waxaana akhrinaya Sh Dr Aden Sheekh Cali waxaana uu sheekhu ka akhriyey kitaabka Masjidka Al-Hidaaya oo lagu qabtay dowro Sharci a
Dhaantada maxay dhib leedahay | Sh.Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(December 3, 2015)
Nairobi:-Radiohalgan.net ayaa idiin soo gudbineysa  muxaadaro uu xalay  ka jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Masjidka Abubakar ee magaaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa uga hadlay Xuk
Ogeysiis Muhiim ah Duruus ka bilaaban doonta Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi
(October 10, 2015)
Nairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalaha jecel barashada cilmiga Sharciga in laga bilaabi dooono Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi duruus muhiim ah oo ku saabsan barashada Cilmi

« Previous PageNext Page »