Faalooyin

Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle ) oo caawa lagu dilay Muqdisho
(December 3, 2016)
Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasumada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada Muqdisho allaha u naxariistee Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle )
Waa su’aal Da’ weyn (Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jigjiga), Qaybtii 3aad
(October 4, 2016)
Waxaan qaybtii 2aad ee qormadan ku soo sheegnay burburkii ay gashay Jamhuuriyaddii Soomaaliya, in ay dawladnimadii u xuub-siibatay qabyaalad iyo qoysnimo, iyadoo waliba ay adkaatay in la xakameeyo col
Waa Su’aal Da’ weyn (Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jigjiga), Qaybtii 2aad W/Q Sh. Axmed Xasan
(September 8, 2016)
Malesia:-Qaybtii 1aad ee qormadeenna waxaan ku soo tilmaannay sida ay dadka soomaaliyeed u falanqeeyeen booqashadii Madaxweyne Xasan Sh. ee Magaalada Jigjiga, iyadoo aan qaybtaas ku soo lafagurnay qod
Maxaa dhalinyarada guurka ka hortaagan? W/Q Sh Maxamuud Sh Xassan Abu dalxa
(September 7, 2016)
Odense:-Waa Maqaal kooban oo uu Sh Maxamuud Sh Xassan Abu Dalx uu kaga hadlayo waxyaabaha dhalinyarad ka hortaagan guurka iyo weliba waxyaabaha sababta u noqda furiinka deg deg ah oo maalmahaan danbe
Waa Su’aal Da’ weyn (Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jigjiga)
(August 29, 2016)
Tobankii bisha 8aad 2016 waxaa magaalada Jigjiga booqasho ku tagay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamud. Isla 11kii bisha waxay dawladda deegaanka iyo Madaxweyne Xasan soo kormeereen xarum
Dalbashada ansaxinta Heshiiskii CEDAW waa khiyaamo Diimeed.W/Q: Sh Calinuur Axmad Xoogsade
(July 1, 2016)
Heshiiskan loo yaqaan  CEDAW ee la sheegay in lagu sugayo xuuquuqda Dumarka  waxa uu ka mid yahay  heshiisyo  fara badan oo la sheego inay calami yihin kuwaasoo  halqabsi  looga dhigo ereyo la s
Dugsi ku yaal California oo (DAACISH) gabar muslimd ah ku magcaabay
(May 13, 2016)
California :-Iyadoo ay dadka wax indha indheeyaa ku timaameen dhacdadan mid ka tarjumaysa midab takoorka ka ka jira wadamada reer galbeedka  ayaa School ku yaal California wuxuu ku magcaabay Gabar Mu
Soomaali ma colbaa mise waa saaxiib? (Qeybta 1aad).W/Q Sheekh Axmed Cabdisamad
(April 10, 2016)
Ma xiriir colaadeed baa ka dhexeeya, mise xiriir dhexdhexaadnimo, mise xiriir saaxiibtinimo mise xiriir nooc kale ah?. Bal aynu eegno kitaabka soomaalida distuurka u ah waxa ku qoran iyo xiriirada muu
Garnaqsi Waxaa Tiriyey Sh Maxbuub A/llahi Mohamad
(February 25, 2016)
Maansadan oo magaceedu yahay “ garawsi” waxa tiriyay Sh Maxbuub A/llahi Mohamad oo ah Imamka Masjidka daaru salaam ee magaalada Barnesville, waxayn falcalin u tahay maanso magaceedu ahaa “Gocash
Maanso Gocosho Dr. Khadar Cumar Jaamac
(February 10, 2016)
Maansadan waxaa la yiraahdaa gocasho waxayna ka waramaysaa xaalada ay marayso ummada Soomaaliyeen. Qayb ka mid ah hore ayaan u faafiyey haddana waa iyadii oo dhamaystiran. 1:Aduunyadu waa giraan 2:G

« Previous PageNext Page »