Maxaa cusub maanta ?

Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixiya Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Daawo)
(December 10, 2017)
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixyada e Magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame waxaana uu Sheekhu uga hadlay Khatarta dhag
Khatarta baraha bulshadu ku xiriirto iyo talooyin Muhiim ah Sh. Axmed Dheeli (Daawo)
(December 7, 2017)
Qardho:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo uu magaalada Qardho ka jeediyey Sheekh Axmed Dheeli xili uu socdaal dacwo ku marayey magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ,wa
Akhlaaqda laga doonayo Gancsadaha Muslimka ah Sh Dr Abdiwali Haji Mohamed.[Daawo]
(November 17, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu magaalada Nairobi uu ka jeediyey Sh Dr Abdiweli Haji  Sh Maxamed waxaana uu Sheelkhu uu Muxaadaradiisa uga hadlay cinwaana uga dh
Khudbadii Jimacaha Ee Masaajidka Saalixyada ee Magaalada Burco Sh Dr Feysal Maxamed Cali (Daawo)
(October 27, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masaajidka Saalixyada ee magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Faysal Maxmed Cali .Waxaana uu Khudbada Sheekh Feysal uga hadlay in wana
Dhibaatada Soomaaliyeed waxaa kow ka ah Qabyaalada Sh Dr Cabdinuur Maxamed (Daawo)
(October 15, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxamuud ka jeediyey mutmarka dhalinyarada ee jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Turkiya. Sheekh Dr Cabdinuur 
Daawo Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo Cilmiyeed oo lagu soo Afmeeray Qardho
(August 9, 2017)
Qardho:-Nadwo cilimiyeed lagu qabtay Masjid Cumar Binu Khadaab magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sanadkan looga hadlay mowduuc balaaran oo loogu magac daray Diintu waa naseexo waxana na
Ogeysiis ku socda dadka nool Maraykanka ee danaynaya i ay soo gutaan Xajka ama Umrada
(May 12, 2017)
[singlepic id=39525 w=900 h=800] M_M_Deeq Halgan.net
Sh Maxamuud Xaji Yuusuf oo Ka digay Ururka Takfiirka ee Cusub Al-Saadicuun (Dhageyso)
(April 8, 2017)
Garoowe:-Waxaa maalmihii lasoo dhaafa aad loo hadal hayay Koox Cusub oo isku Magacowday (Al-Saadicuuna Bil Xaq )Kuwaas oo Saldhig u ah fikirka khaldan ee Gaalaysiinta kuwas oo cadeeyay in ay isqarinay
Musasada EMA oo Heshiis la gashay Jaamacada Madiina Al-Caalamiya ee dalka Malaysia .(Masawiro)
(December 30, 2016)
Waxaa heshiis dhanka waxbarashada wada saxiixday Musasada EUROPIAN MUSLIM ASSOCIATION (EMA ) iyo Jaamacada Islaamiga ee Al-Madiina Al-Caalamiya ee dalka Malaysia waxaana heshiisku uu guul weyn u yahay
Nadawdii ka socotay Masjidka Al-Huda oo gashay Habeenkii Labaad (Daawo)
(December 30, 2016)
Garoowe:-Nadwo cilmiyeed lagu qabatay Masjidka weyn Ee Al-Huda ayaa gashay habeenkii labaad waxaa kasoo qayb galay Culimo udiin misaan weyn ku leh guud ahaan dalka Soomaaliya iyo deegaanada Puntland.

« Previous PageNext Page »