Wararka Caalamka

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan kulul ka soo saartay Gumaadkii Isgoyska Zope(Akhriso+Video)
(October 15, 2017)
Muqdisho:-Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka tacsi u dirtay dhammaan ummadda Soomaaliyeed xukuumad iyo shacab musiibadii qaran ee shalay ka dhacday magaalada Muqdisho, ka dib markii qar
Nadwo ka socota magaalada Burco Halgan web Tv Station Broadcasting Live (Dhamaad)
(October 12, 2017)
Burco:-Waxaa idiin soo gudbin doonaa nadwo cilmiyeed ka socota magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer Nadwo cilmiyeed halku dhigeedu ahaa (Wada jir aynu u sumeyno Umadd Isku Duuban) waxaana Nadwa
Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Si Kulul uga hadlay Ninkii U gafay Nabigeena Maxamed صلي الله عليه وسلم:
(September 24, 2017)
Garoowe:-Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Khudbadii Jumcaha Kadib Hadal Baraajujin ah kajeedshay Masjidka Al-Huda Garowe ayaa kutilmaama wax laga xumaado in qof Ugafay Suubanaha صلي الله عليه و
Machadka Al-Fatxi oo lagu barto Shareecada Islaamka oo laga furay Burco (Daawo)
(August 18, 2017)
Xilli ay Magaalada Burco ay u baahnayd cid arinteeda kor u qaada dacal kasta, ayaa waxaa la furay Machadka Al-Fatxi allaah ha uga dhigo islaamka fure e, waliba gaar ahaan saaxadda dacwada Soomaaliyeed
Nadwo Cilmiyeed Qiimo badan oo lagu soo Afmeeray magaalada Qardho (Masawiro)
(August 6, 2017)
Qardho:-Nadwadan lagu qabtay Masjid Cumar Binu Khadaab magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sanadkan looga hadlay mowduuc balaaran oo loogu magac daray Diintu waa naseexo waxana nadwada sa
Ogeysiis Qandaraas Bixin Dhismo Goob Ganacsi Ee VALUE CITY (Akhriso)
(July 18, 2017)
Waxaa la wargelinayaa bulshadda Soomaaliyeed ee ku nool Dibedda iyo Guddaha ba in la bixin doono Qandaraas dhismo iyo dib u habeyn goob loo qorsheeyey Shopping Mall, School, and Recreational Cente
Muxaadaraad ku saabsan Ramadaanka 1-3 Sh.C/naasir Xaaji axmed.(Daawo Video)
(May 23, 2017)
Laascaanood:-Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaraad ku saabsan Ramadaanka oo uu Sh.C/naasir Xaaji Axmed uu ka jeediyey sanadkii 2012 Masjid ka Jaamaca ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobo
Sixirka iyo Daawadiisa Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Xafidahulaah (Daawo)
(May 2, 2017)
Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu jeedinayo Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax waxaana uu Sheekhu ku jeedinayaa lugada Englishka waxaana muxaadarada ay ku saabsan tahay Sixirka
Xaqiiqada Kooxda.( Al-saadicuuna Bil Xaq ) Sh Maxamed Cabdi Umal.[Video Q 1aad -2aad]
(April 13, 2017)
Nairobi:- Waa muxaadarado uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abuubakar Sadiiq ee 6ka ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Keny waxaana uu Sheekhu uga hadlay Muxaadaro Ciwaankeedu yahay (
Muxaadaraad uu ka Jeediyey Sh C/naasir Xaji Axmed magaalada Laascaanood (Daawo)
(February 25, 2017)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadardaad taxana ah oo uu Sh C/naasir Xaji Axmed uu ka jeediyey masjidka Jaamica ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool .Sheekh C/naasir Xaji Axm

« Previous PageNext Page »