Comments for Halgan

Comment on Ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM oo qabsaday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay by muxsin
Ilaahay subxaanahu watacaalaa shabaab bceebtooda inuu muujiyo oo asturkii ay isku qarinayeen ka soo saaro ayuu ku tala galay cid kasta oo ka been sheegta diinta ilaahayna ilaahay ceebtooda ayuu muujiyaa umadana xaqiiqadooda u cadeeyaa ilaah jalla wacalaa ayaana ku mahdsan, shabaab lafahooda ayay la cararaan mar walba umadana uma turaan, ramadaankii labaad ayay waxay qaadeen xamlo dagaal oo ay ugu yeereen NIHAAYATUL MUCTADIIN markaasay umadii soomaaliyeed ee ilaahay u soomanayd ku baabi’iyeen, akhiiranna lafahoodii ayay xamar kala carareen xitaa waxaa dhacday in raggii culimada ahaa ee iyaga la socday iyagoon u sheegin ay habayn madaw ka guureen oo culimadii ay sigteen oo la qaban gaaray sida jaamac c/salaan,walaalayaalow ilaah baan idinku dhaarshee haday diin ilaahay iyo umadda difaacayaan maxay lafahooda ula cararayaan oo umadda uga tagayaan waxay iyagu ka carareen?! waa yaab aduun, maalinkii culimadu xamar isugu tageen ee ay talooyinka dhaxal galka ah u soo jeediyeen shabaab ee ay ku gacan sayrayeen wadanka gaalo waxaa ka joogay wax yar oo ugandha ah maantana waxaa ku jira wadanka ugaandha,burundi,itoobiya,kenya,iyo kuwo kale oon la garanayn oo fara badan,jihaadka waxaa loo jideeyey in masaalix lagu xaqiijiyo mafaasidna lagaga hortago, waxa shabaab wadaan jihaad ma ahan marka ay culimadu leeyihiinna waxay u cuskanayaan qaacidada ah AL MASAALIX WAL MAFAASID, caqli xumada iyo caqiida xumada shabaab waxay keeneen inay dhibaatadii iyo culayskii umadda ku sii badiyaan, ka dibna ay lafahooda la cararaan!!.

suufiyadii iyadoon ul xitaa loo qaadan diin iyo xikmad lagu baabi’iyey iyagaa soo nooleeyey, word looradii iyagoo kuwii hore ka da’ yar ayay soo celiyeen, gaaladii waa sii badiyeen, umadii soomaaliyeed ilaa diinta ilaahay ku qanacday diintii ayay nacsiiyeen, bal intaas oo lugooyo iyo dhibaato ah inta sameeyeen ayay hadana leeyihiin cidii aan sidaas nagu raacin waa gaalo ama gaala raacyo, iskaba daa taase waxay marayaan inay culimadii ku laayaan maxaad khaladkayaga u sheegteen, walaalayaal intaasoo shay iyo wax ka sii xun ayaan samaynayaa diin baana u dirirayaa ma is qaban kartaa!! jawaabtu waa maya, shabaab ilaahay ha na dhaafiyo wax ka khayr badanna allaah ha noogu bedelo umaduna ha ka tashato shabaab.

Comment on Ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM oo qabsaday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay by cisman khadar
alshabab waxa ku dhacdey inkaarti culumada, maalintay cadeysteen dilka culumada ayaa kuwaas balaayo ku habsatay, shalay marki lalahaa war talada dalkaan iyo ummadan uso jeesta oo iska dhaafa rabshada iyo burburka aad horseedaysaan waxay ku andacoonayeen mujaahidiin baan nahay oo gaalo itoobiya u horeyso ayaan diinta ka difaacaynaa, culumada wax u sheeegaysana ama leh war qorshe fican mesha kuma haysaane wax iska badalana waxay lahayeen gaalo raac iyo culumo xun baad tahiin, hada dadka waxa uso baxay in shabab aysan aheyn dad doonaya u gargaarida diinta alle iyo ummada islaamka ah ee ku rafaadsan somaaliya waayo marba haddi ay baydhabo itoobiya so gasheen oo oga baxeen maxaa so haray oo la isku haystaa? waxaan ilaahay ka rajeyn kuwa kumeel gaarka sheeganaya iney caqliyeystaan oo dalkooda ka si dadgdag ah oga saaraan cadowga somaaliyeed ee itoobiya. rabbi talo ku filan

Comment on Been Abuurkii laga sameeyey Shiikh Maxamuud Shible oo daaha laga qaaday.(Cod + Video) by sadiiq
ascwrw.

Allaahu akbar walaahi waan ogaa iney been abuur tahay warka sh shible oo lasoo googooyay, inteysan arintaas dhicina waxaan ka war helay in la waday abaabul noocaas ah waanan kala taliyay ninka asagu iska leh websiteka somalimemo oo ah Faarax Siciid Maxamed (faaraxdeeq) waxaan ku iri ka joog wuuna igu gacan seyray. waana lala xisaabtami hadii alle idmo oo maalin baa jirta hadii aad dunida ku baxsato aadan Alle ka baxsankarin

Comment on Ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM oo qabsaday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay by cabdallah-abu fadumo
yaab badanaa…

Nimanyohow waxa aniga iga dhaadhici la, ee aan la,ahay wax iga qanciya waxa weeye nimankaan shabaab maxay ula dagaali waayeen Axmaarada qabsatay xaruntoodii baydhabo ee 3da sano ay kasoo talinayeen, ilaah baan idinku dhaarshaye xagee kale oo ay difaacayaan hadiiba ay baydhabo iyagoon xabad qush ka siin ka huleeleen,,,maxaa loo lugoynayaa caruurta masaakiinta ah oo loo leeyahay dal iyo diin baa la difaacayaa, saw raganimo ma ahaateen in aad dagaalanto oo meeshii lagaa qabsanayo ay noqoto meel aad ku dagaalanto ood cudurdaar dhameysey xagee kalese oo ay ku baaba,ayaan hadiiba baydhabo ceebtaas ka raacdey aaway abuu mansuurkii la sheegayey ee dorraad u hambalyeynayey geesiyaasha reer bay iyo bakool..

Waxa is weydiin leh xamar baa laga qaxay oo la yiri xeelad dagaal baan uga baxnay illaa iminkana aysan lug soo dhigin beledweynaa laga qaxay oo iyadana la yiri xeelad dagaal baa looga baxay b/xaawo luuq iyo melo kale intubana sidaasaa la lahaa, gaaladii ayaa dhulkii soomaaliyeed lagusoo uruuriyey hadana waa laga sii cararayaa diin iyo dal baanan difaaceynaa bal idinku taas isu keena waxaanse la yaabay waxa u ku kala duwan yihiin ciidanka itoobiya iyo kuwa amisom ee itoobiyaanka looga sii cararayo..wallee timir laf baa ku jirta

Comment on Ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM oo qabsaday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay by ibraheem shaikh
aslamc

waa arin aan filanayay misana aan aad oga naxay,

1:wan filayay tala xumada shabaab in ay tani keeneyso

2:wan ka naxay oo waxaan arkaa itoobiya o ay dadbani maanta u arkaan kuwo somali xoreenaya ,

wallaahi galitaankii itoobiya xilligii maxkamadaha waxaa ka xun kan maanta , dad badan oo somaliyeed ayaa maanta waxey u arkaan ITOOBIYA IN AY WEERAR KUTAHAY KOOX GOONI AH ,

xiligii maxkamadahase waxaa loo arkay cadow duulaan ku umda somaliyeed oo dhan,

waxaana sabab u ah alshabaab in dadbadan rayiga noocaas qaataan,

laakin mid ogaada ALLAAH WAXII UU UQARAY UMBAA KU DHACAYA UMADA SOMALIYEED,

xasbunallaah wanicmal wakiil ayaan leenahay ,

waxaana  allaah ka baryayaa in uu noo soo saaro,

1:culimo geesiyaal ah

2:dhaliyaro isku darsatay geesinimo,tala raacnimo,iyo taqwallaah

2:shacbi heegan u ah difaaca DIINTA DADKA IYO DALKABA.

ALLAAH WAXAAN KA BARYAYAA IN UU BADBAADIYO SHACBIGAAS IYO DHALINTAAS KU BIIRTAY KOOXAHAAN IYAGOO ISLEH U GARGAARA DIINTIINA,

DAN IYO XAAJO KALENA AAN WADAN , ALLAHAYOOW U SOOSAAR KUWO KU HOGAAMIYA CAQIIDO TOOSAN IYO JIHAAD SHARCI AH ,

ALLAHAYOOW NACAFI OO NOO GAARGAAR OO KHABAR FARXADLEH NOO GU XEJJI MIDKAN MURUGTA LEH AAMIIN,

WABILLAAHI TOWFIIQ

Comment on Ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM oo qabsaday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay by Cabdullahi Xasan
Waxaa haboonayd inta ay Alshabaab sugayeen ciidamada itoobiya inay heshiis la galaan oo si nabad ah ugu wareejiyaan magaalada ciidamada ku meel gaarka.

Waxaa ila haboon mar hadday banaynayaan magaalooyinka inay la heshiiyan Ku meel gaarka iyagana ay magaaloyinkooda joogaan oo aysan gacanta u gelin Itoobiya iyo wax la mid ah.

Comment on Ciidamo ka tirsan dalka Itoobiya oo ku soo qulqulaya deegaano ka tirsan Bay iyo Bakool by abu
Bismillah waxaan is leeyahay hadii ay alshabaab ay wadaan wax kheir ah ma aysan ka soo tageen dhulka ay u dhasheen,ee uma ay u imaadeen dad masaa kiin ah oo aan hubeysneyn oo beerahooda iska beeranayaan. Inta ay qoryo madaxa kaga qabtaa dad masaakiin ah  uu ku yiraahda nala baayactama markaa ka dibna ay xoolahooda iyo dadkoodaba ay yeeshaa Dadkaasi wa waa dad lahaysta oo u baahan in laga xureeyo dadkan iska dhaadhiciyay in ay yihiin dad diinta iyo dalka ka badbaadinaya gaalada.

Illaah wadankan ma hagaa jinayo maxaa yeelo inta ay ku tumanaan dadka aan caado u lahayn in ay qoryo qaataan ama awoodba u lahayn Allow xaqa mar uun soo daahiri.

Comment on Shirka London iyo Qorshaha Gumaysiga W/Q: Sh.Maxamed Sh/Cabdiraxmaan Kaariye by Hussein
Sh. Maxamed Kaariye Ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo mowduuca dhaxal galka ah ee aad u soo gudbisay walaalahaa. Walaalayaal anigu waxaan la yaabanahay sababta SUUFIYO loogu martiqaaday shirka London oo looga tagay culumadii Tawxiidka iyo Sunnada. Suufiyo Qabqable isu badashay oo quruumo shisheeye ah adeegsanayaan maxay sababta loogu casuumay shirka london?

Comment on Shirka London iyo Qorshaha Gumaysiga W/Q: Sh.Maxamed Sh/Cabdiraxmaan Kaariye by saciida
assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu shiikha aad buu ugu mahadsanyahay baraaruga iyo kataariikhiga uu ka taariikhayyey arima soomaliya iyo gumeystaha. umadi hadey wax ku cibro qaadaneyso waxey ku cibro qaadan lahayd umadihii ka horeeyey inleen wxey maraayaan meeshii ey mareen.lakiin waxaa xusid mudan sidii uu mid walibaa oo  naga mid ah siduu ugu socon lahaa ama ugu dadaali lahaa dadkiisa soomaaliyeed wax ugu qaban lahaa  xattaa gurigiisa,ilmahiisa,dariskiisa iyo wxii lamid ah uga bilaabi lahaa wabillaahi towfiiq

Comment on Shirka London iyo Qorshaha Gumaysiga W/Q: Sh.Maxamed Sh/Cabdiraxmaan Kaariye by c/raxmaan maxmed
asc waxaan filayaa wacdi waanoba sheekhaa noo dhameeyey inbadana culimadda waa ka hadalshay laakiin dhag umaynaa jalaqsiin ee  maanta hadaan hurdada laga kicinna  ,waxaa dhaxalku noqonayaa dulli aduun iyo cadaab iyo carro alle. ee amaan sida ka daynaa