Habeenkii 4-aad Taraawiixda Masjidka Cumar Ibnu Khadaab iyo Sh.Maxamed Macalin oo yimid magaalada Qardho

August 5, 2011 - Written by

Qardho:Waxaa si habsami leh uga socda Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar saaladii Taraawiixda waana habeenkii 3-aad iyadoo dad weyne fara badan ay ku soo tukadaan Masjidka. Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa waxaa ku sugan culimo ay ka mid yihiin Shiikh Xassan Ibraahim Abu Xassan iyo Shiikh Fu.aad Xaaji Nuur ,Sh C/shakuur Aadan Faarax iyo Sh Xasan Maxamed Muuse Sh Xasan Bookh oo ah Shiikh magaalada Qardho iyo culimo kale. Shiikh Maxamed Macalin oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliya  ayaa soo gaaray magalaada Qardho isagoo uu shiikhu uu kalimado baraarujin ah u jeediyey dadweynihii ku soo tukaday masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho. Maalmo ka hor ayaa waxaa horay u yimid Magaalada Shiikh Daahir Aw-cabdi oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee aadka looga yaqaan Soomaaliya  iyo dalka dibadiisaba , Shiikh Daahir Aw-cabdi ayaa waxaa ay dad badan ku xasuustaan duruustii uu ka bixin jiray Masjidka Ceel Hindi oo ahaa Masjidka Saldhiga u ahaa Dacwadii ka socotay Magaalada Muqdisho.

Caawa ayaa waxaa salaadii Taraawiixda tukiyey 2-bo cali Shiikh Cali Maxamed Cali iyo Muxidiin faarax , dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa qiraa.adii 2-da Shiikh iyo Kalimadii wacdiga ee Shiikh daahir Aw-Cabdi Allaha Ajar ha ka siiyee wacdigii qiimaha lahaa ee caawa uu ka jeediyey Masjidka Cumar Ibu Khadhaab ee magaalada Qardho , ha moogaanin insha Allaahu.

Masjidka weyn ee
Cumar Ibnu Khadaab 
Qardho

Leave a comment

*

Archives
August 2011
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online