Khudbadahii ay jeediyeen Madaxweyna DFKM Shariif Sh Ahmed Puntland iyo Galmudug (Dhageyso)

September 4, 2011 - Written by

Muqdisho:-Madaxweyanaha DFKM Sh Shariif Sh Ahmed ayaa khudbad kooban ka jeedshay Shirka wadatashiga ee Soomaaliya ee ka furmay maanta magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.

Madaxweyanaha DFKM Shariif Sh Ahmed ayaa ugu baaqay xubnaha ka soo qeybgalay shirka in ay fursada ka faa,iideystaan meelna wax isla dhigaan lana ilaawo wixii dhexmaray umada Soomaaliyeed.

Halkan Ka Dhageyso Khudbadii Madaxweyanaha DFKM Shariif Sh Ahmed

Dhanka kale waxaa sidoo kale khudbad ka jeedshay madasha shirka Madaxweynaha Maamul Puntland Dr. C/raxmaan Sh Maxamuud (Faroole) wuxuuna ugu baaqay xubnaha shirka ka soo qeybgalay in fursada aan la dayicin lana ilaawi wixii soomaaliya ka dhacay 20 sano ka hor.

Madaxweyne Faroole ayaa ugu baaqay xubnaha shirka midnimo iyo in Soomaali ay waxqbsato cid wax u qabaneysan aysan jirin.

Halkan Ka Dhageyso Khudbadii Madaxweyanaha Puntland Dr C/raxmaan Faroole

Madaxweyanaha Galmudug ayaa sidoo kale khudbad ka jeeshay madasha shirka ayaa wuxuu sidoo kale ku baaqay in wax walba lagu dhameeyo wada hadal.

Madaxweyanaha Galmudug ayaa hambalyo u diray ciidanka DFKM iyo AMISOM wuxuuna sheegay in ay nabad soo hoyeen.

Halkan Ka Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Galmudug Maxamed Axmed Caallin

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online