Askari ka tirsan Ciidanka DFKM oo dad rayid ah ku laayey Muqdisho

September 8, 2011 - Written by

Muqdisho:-Askari ka tirsan Ciidanka DFKM ayaa waxaa uu maanta dad rayid ah ku laayey degmeda Waabari ee magaalada Muqdisho xili dad barakacayaal ah loo qaybi nayey gargaar caawino ah.

Askariga ayaa waxaa uu ilaalo ka ahaa raashina gargaarka ah oo dadka loo qaybina yey ,dadka oo ku soo xoomay awgeed ayaa askarigu waxaa uu furay rasaas fara badan oo keentay in uu dadkii barakacyaasha ahaa ay qaarna dhintaan halka kuwa kalena uu soo gaaray dhaawac.

Ilaa 7 qof ayaa dhintay rasaasta uu furay askariga ka tirsanaa DFKM halka 2 qof oo kalena uu soo gaaray dhaawac, dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa dhamaan tood waxaa ay ahaayeen dadkii barakacayaasha ahaa ee loo qaybinayey raashinka gargaarka ah.

Guddoomiyaha DFKM ee Degmada Waabari Axmed Faal oo saxaafada kula hadlay goobtii uu askarifa DFKM ku laayey dadka waxaa uu sheegay in dadka wixii dhintay iyo wixii dhaawacmayba ay qaadeen askarigii falkaas geystayn gacanta lagu dhigay oo uu hadda xiran yahay.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online