Bayaan Jaaliyadaha Leelkase iyo Cumar Maxamuud ee IMaradka.(UAE)

September 8, 2011 - Written by

Dubia:-Kulan ay iskugu yimaaden jaaliyadaha Leelkase iyo Cumar Maxamud ee Imaaradka waxa ay si wada jir ah uga xun yahin dhibkii ka dhacay  Magaalada Gaalkacyo.Si wada jir ahna u canbaraynayan fal kaas foosha xun.Waxay labada jaaliyadoodba tacsi u dirayan dhamaan dadkii ku geeriyoday dagaladii ka dhacay galkacyo, dhib iyo barakac weyna u geystay maatadii degeneyd Galkacyo . Waxan si wada jir ah u dalbanayna in la joojiyo dhamaan colaada iyo dhaqdhaqaaqa ciidan ee ka jira Mudug, labada  dhinacna ay tixgaliyan codsigeena.

no images were found

Wixi ka dhacay magaalada Galkacyo ma ahan wax an aqbali karno, ama suraysan karno. Labada jaaliyadood waxay ugu baaqayan dhamaan wax garadka iyo shacabka Soomaliyeed meel kasta oo ay joogan, khaasatan beelaha isla dega Puntland in ay ka shaqeeyaan nabada, si wada jir ahna uga hortagan cid kasta oo ka shaqeynaysa dagaal iyo colaad.

Waxan dalbaneyna in lagu sameeyo baarita  buuxa, fidnadii ka dhacday Gaalkacyo, sida is daba jooga aheyd, lalana xisaabtamo dadkii ka danbeyay dhibkii dhaca ,waxan ku bararujinayna dhamaan shacabka Mudug ee wallaalaha ah in ay isku meel uga soo jeestan cid kasta oo doonaysa in ay Qatar galiyaan jiritaankoda, amnigooda iyo midni madooda.

Waxan ugu baaqayna dhamaan jaaliyaddaha dibada iyo gudahaba in ay mowqif adag ka istaagan dhibkii dhacay, gacan weyna ka geystaan ka hortageeda.

1

Abdirazaq Jamac Nugal

2

Abdulqadir Warsame Jamac

3

Maxamed Cabdullahi Farax Xange

4

Xassan Cabdulqadir Cali Halable

5

Cabdirashid Axmed Aden Gabalaax

6

Jamac Farax Maxamud

7

Cabdirazaq Maxamed Sugulle

8

Ibrahim Cali Dheeg

9

Saciid Maxamed Ereg

10

Bashir Xirsi Warsame

11

Ismacil Cabdullahi Cusman Ducaysane

12

Axmed Sandheere

13

Cabdullahi Maxamed Aden (Cabdullahi Yare)

14

Cabdirazaq Nur Cirfe

15

Maxamed Cali Jamac

16

Cabdinasir Ibraahim Aden

17

Cabdiweli Farax Cali

18

Cabdirashid Cabdullahi Axmed

19

Xasan Jamac Welad

20

Garaad Khaliif Nur

21

Maxamed Cabdullahi Aden

22

Suldaan Maxamud Ibrahim Cumar (Cagmadhige)

23

Cabdirazaq Cabdullahi Xaashi

24

Cabdullahi Yusuf Muse

25

Asad Xasan Xaashi

26

Cabdullahi Axmed Ilkadheere

27

Cabdisalan Aden Suleyman Abuhilaal

28

Duran Diiriye Daa’ud

garad nor
garadnor@yahoo.com  

 

 

1 Comment so far

Leave a comment

  1. waa alle mahadii hadiiba wax kheyrqaba ka soo saareen…

Leave a comment

*