Ciidamada Al-Shabaab oo la wareegay Degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo

September 11, 2011 - Written by

Gedo:-Wararka ka imaanaya Degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku haynta degmada Ceelwaaq ka dib dagaal culus oo saaka aroortii ka qarxay Degmada Ceelwaaq. Ciidanka DFKM iyo kuwa Ahlu Suna ayaa haatan ku sugan magaalada duleedkeeda waxaan dhaceysa xabado goosgoos ah kuwaas oo ridayaan ciidamada Al-Shabaab oo ku sii daba jira ciidanka DFKM iyo kuwa Ahlu Suna.

Dagaaalka ayaa socday in ka badan 4 saacadood waxaana ay ciidamada Al-Shabaab ka furteen ciidanka DFKM iyo kuwa Ahlu sugan gawaari Tikniko ah oo gaaraya ilaa 5 gaari khasaaraha dagaalka ayaa ah mid aad u badan si rasmi ahna looma yaqaan dhimashada labada dhinac.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online