Ciidanka Degmada Caabudwaaq oo qabtay walxaha qarxa

September 17, 2011 - Written by

Guriceel:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Caabudwaaq ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu Suna ee gacanta ku haya deegaankaas ay howlgalo ay sameeyeen gacanta ku dhigeen walxaha qarxa sid uu saxaafada u sheegay Mahan Qaliif Rooble oo ah Madaxa arimaha bulshada .

Sh Mahan Qaliif Rooble ayaa sheegay in walxaha qarxa lagu qariyey wadada dhinaceeda si loogu khaarijiyo saraakiil ka tirsan Ahlu Suna mar wax laga weydiiyey in ay dad u qabteen wuxuu sheegay in aan cidna loo qaban balse ay wadaan baaritaano.

Gobalka Gadgaduud ayaa waxaa ka jira xiisad colaadeed oo u dhexeysa Ururka Al-Shabaab iyo Ahlu Suna waxaana 4 maalin ka hor qarax lala beegsaday gudoomiyaha Degmada Guriceel waloow uu ka badbaaday qaraxaas.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online