Ciidanka AMISOM oo lagu weeraray Muqdisho

September 17, 2011 - Written by

Muqdisho:-Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta qarax lagula eegtay degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir waxaana qaraxa uu ahaa miinada dhulka lagu aaso.
Ciidamada AMISOM ayaa iyaga oo kolonyo ah waxay marayeen agagaarka Xoosh marka uu qaraxu qabsaday waxaana soo gaaray khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Dadka goob jogayaal ah ayaa sheegay wariyaha Halgan.net in gaari tikniko ah ay wateen ciidamada AMISOM uu soo gaaray khasaaro xooggan.

 Ciidamada AMISOM iyo kuwa DFKM ayaa soo gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa furay rasaas faro badan weerarka ayaa waxaa la rumeysan yahay in ay qaadeen ciidamada Al-Shabaab oo haatan badalay dagaalkii ay kula jireen ciidamada AMISOM iyo kuwa
DFKM.
A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online