Ciidanka Al-shabaab oo ka baxay Degmad Ceelwaaq

September 12, 2011 - Written by

Ceelwaaq:-Ciidamo ka tirsan kuwa DFKM iyo kuwa Ahlu suna ayaa saaka dib u soo galay degmada Ceel waaq ee gobolka Gedo  iyadoo wax dagaal ah uusan ka dhicin degmada Ceelwaaq ka dib markii ciidanka ururka Al-shabaab oo shalay qabsaday magaalada ay isaga baxeen isla xalay.

Ciidanka Al-shabaab ayaa isla xalay ka baxay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo
iyagoo saxafaada u sheega in guul ay ka gaareen dagaalkii shalay hubna ay ka qabsadeen ciidamada DFKM iyo kuwa Ahlu suna .

Dadka rayidka ah ee ku noolaa degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay bilaabeen in ay ka barakacaan xili ay ku sugnaayeen xaalad adag  iyo abaaro xoogaan oo halakeeyey degaano badan oo ka tirsan Gobolka Gedo.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online