Dalka Djibouti oo Ciidamo u diraysa Somalia

September 20, 2011 - Written by

Jabuuti:-Sarkaal ka tirsan Militariga Djibouti ayaa sheegay in 900 oo askari oo ka socda Djibouti dhawaan loo dirayo Somalia.Col Cali Suubane Shirdoon oo ka tirsan militariga Djibouti ayaa VOA u sheegay in ciidamadan ay haatan dhameysteen tababarkii iyo qaban-qaabadii ugu danbeysay haatanna ay diyaar u yihiin in loo diro Somalia si ay qeyb uga noqdaan ciidamada nabad-ilaalinta ee ka socota midowga Afrika.

VOA

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online