Gabdhihii ku jiray xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho oo kufsi lagula kacay [Tv Channel 4]

September 30, 2011 - Written by

London:-TV- ga, Channel 4 oo saldhigiisu yahay dalka Ingriiska ayaa waxaa uu baahiyey Muuqaal murugo badan ku reebay dadka Soomaaliyeed ee k u nool dalka dibadiisa , Wariye ka tirsan TV- ga, Channel 4 oo lagu magacaabo Jamaal ayaa soo bandhiga tacadiyaga dadka barakacayaasha u geystaan ciidamo ka tirsan DFKM, Ciidanka DFKM qaar kood ayaa ku kaca  dhac iyo kufsi ,dumarka qaarkooda ayaa waxaa lagu horkufsadaa nimankooda hortood.

Wariye Jamaal oo isku dayey in uu waraysi ka qaado masuuliyiinta ka tirsan DFKM ayaa diiday in ay saxaafada uga waramaan arrinkaas oo noqotay wax lala yaabo, Masuuliyiinta DFKM ayaa in badan idaacadaha ka sheegay in ay wax ka qaban doonaa ciidanka DFKM ee dadka rayidka ah u geysta dilka ,dhaca iyo kufsiga.

   Hoos ka Daawo filimkaan oo ah mid murugo badan kugu reebaya

Source TV- ga, Channel 4
 

Leave a comment

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online