Heshiis Laga gaaray Dagaalkii Magaalada Gaalkacyo (Daawo Video)

September 7, 2011 - Written by

Gaalkacyo:-Ergo ka kooban culimo oo uu horkacayo Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax iyo Isimo ,cuqaal , Nabadoono ayaa waxaa ay ku guulaysteen in xal laga gaaro khilaafkii dhaliyey dagaalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo waxaan ay ku guulaysteen in ay Saraakiisha Ciidanka ee Puntlland iyo dhaliyaro hubaysan oo ah dhalinyarad degaanka xaafada Garsoor in ay ku qasbaan in ay dagaalka joojiyaan ciidamadoodana la kala qaado.

Odayaasha Gobolka Mudug oo midaysan ayaa shalay Barxada Cagaarweyne ee xaafada Garsoor oo uu ka dhacay dagaalka Gaalkacyo waxaa ay kula hadleen saxaafada waxaan ay sheegeen in waan waantii nabadeed ay ku guulaysteen wax abaabul dagaal ahna uusan jirin hadda.

Culimada  iyo isimada Gobolka Mdug ayaa waxaa ay weli wadaan sidii loo turxaan bixin lahaa dhibkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo waxaan dad badan ay is wiidiinayeen in tii dagaalka Gaalkacyo socday talow dagaalka Gaalkacyo ma noqon karaa Haadow yaa cid igu dara taas oo hadda aad moodid in ay meesha ka baxday.

Warbixnta Video waxaa diyaariyey Wariye Mahad Jaamac Koronto.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online