Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax oo ku soo laabtay Sanca .

September 23, 2011 - Written by

Yemen:-Madaxweynaha Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa saaka si lama filaan ah dib ugu soo laabay magaalada Sanca ee xarunta dalka Yemen ka dib markii uu howlo caafimaad u joogay dalka sacuudi carabiya .

TVdalka Yemen ayaa xaqiijiyey in madaxweyne Cali Cabdalla Saalax uu dib ugu soo laabatay dalkiisa waxaana magaalada laga maqlayaa rasaas iyo fantasiyo ay ridayaan taageerayaasha Madaxweynaha Yemen Cali Cabdalla Saalax.

Kooxaha kacdoonka ka wada dalka Yemen ayaa iyagana balan ku qaaday in ay wadi doonaan kacdoonka ay kala soo horjeedaan Madaxweyne Saalax.

Ciidamada dowlada Yemen ee ka amar qaata wiil uu dhalay Cali Cabdalla Saalax ayaa xasuuq ka geystay magaalada Tacis iyo Sanca 3 maalmood ee la soo dhaafay.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online