Madaxweynihii hore ee DFKM C/laahi Yuusuf iyo Raiisul wasaarihii hore ee DFKM oo soo dhoweeyey Shirkii Wadatashiga(Dhageyso)

September 7, 2011 - Written by

Muqdisho:-Madaxweynihii Hore ee DFKM C/laahi Yuusuf Ahmed ayaa soo dhaweeyey shirka wada tashiga ee Soomaaliya kaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho iyada oo ay ka soo qeyb galeen ergooyin kala duwan.
C/laahi Yuusuf Axmed oo wareysi gaar ah siiyey Radio Muqdisho oo ku hadla afka DFKM ayaa waxaa uu ka hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin tirada baarlamaanka amniga iyo sida aysan dowladaha dariska ah aysan u rabi in Soomaaliya ay ka dhalato dowlada ayna wataan dantooda u gaarka ah.

Madaxweynihii hore ee DFKM C/laahi Yuusuf Ahmed ayaa ugu danbeyntii ugu baaqay Soomaalida in ay isku tashtaan qabyaaladana ay ka fogaadaan.

Halkan Ka Dhageyso Madaxweynihii hore ee DFKM CLaahi Yuusuf oo wareysi siiyey Radio Muqdisho

Dhanka kale Raisulwasaarihii hore ee DFKM Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa isna soo dhaweeyey in shirka wadatashiga lagu qabto gudaha Soomaaliya

Raisulwasaarihii hore ee DFKM Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ugu baaqay ergada ka soo qeyb gashay shirka wadatashiga in ay meel mariyaan qodobada ka soo baxay shirka wadatashiga.

Halkan Ka Dhageyso wareysiga Raisulwasaarihii hore ee DFKM Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo uu siiyey Radio Muqdisho.

A/Cawale
Halgan.net
Codka Radio Muqdisho

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online