Masjid Ibn Uthaymeen ee Leicester oo deeq lacageed gaarsiiyey agoon ku nool Dhabad

September 12, 2011 - Written by

Leicester,Sept, 12 – Waxaa bishii Ramadaan ay masuuliyiinta iyo dadweynaha ku xiran Masjid Ibn Uthaymeen ee magaalada Lei cester, UK ay gaarsiiyeen  lacag gaaraysa ilaa  2100 doolar oo ay ugu talagaleen dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Dhabad gaar ahaan agoonta ku nool magaaladaas.

Sh Osman Sh Abdi iyo Ali Xaleef ayaa waxaa uu uga  mahad celinaynaa walaalaha Masjid Ibn Uthaymeen ee magaalada Leicester, UK sidda wanaagsan ee ay taageero ugu soo fidiyeen agoonta magaalada Dhabad oo tiradoodu gaarayso ilaa  175 cunug.

no images were found

Dhamaan Masuuliyiinta gacanta ku haya agoonta magaalada Dhabad ayaa u mahad celinaya walaalah Soomaaliyeed ee deeqda soo gaarsiiyey agoonta iyagoo si gaar ah ugu mahadcelinay maamulka Masjid Ibn Uthaymeen ee magaalada Leicester.

 Maamulka Masjid Ibn Uthaymeen ee magaalada Leicester iyo dadweynaha ku xiran
ayaa waxaa ay ka qayb qaateen ololihii abaaraha ee lagu taakulaynayey dadweynaha Soomaaliyeed ee ay abaaruhu iyo colaaduhu iskugu darsameen  waxaan ay dhaqaalo ay aruuriyeen gaarsiiyey magaalooyin kale duwan.

Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online