Muxaadaraadkii Al-Walaa Walbaraa Shiikh.C/Naasir Xaaji Axmed uu ka jeediyey Masjidka Al-hudaa ee Laascaanood 1-6 (Dhageyso)

September 14, 2011 - Written by

Laascaanood: Mareegta wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray saaka muxaadaraadkii Sh.C/naasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culi mada dalka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed ayaa waxaa uu muxaada raad kaan ugu magac daray  الولاء والبراء بين الغلو والجفاء .Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed ayaa waxaa uu si wanaagsan u qaadaa dhigay mowduuc muxaadaraadka oo runtii ah mid waqtigeeda ah.

Shiikh Cabdi naasir Xaaji ayaa waxaa uu muxaadaraadkaan jeediyey ka dib markii uu safar dacwadeed kaga soo laabtay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobol ka Cayn Shiikh Cabdinaasir Xaaji ayaa waxaa uu muxaadaraadka u qaybiyey ilaa 6 xalqo ama lix habeen oo ay socdeen muxaadaraadku .

Hoos ka dhageyso Muxaadaradii kowaaad ee Sh C/naasir.(Abu Ahmed)
 [audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/muxadaro/ShCabdinasir/AlWalaa_1.mp3] download
Hoos Ka Dhageyso Muxaadaradii labaad ee Sh C/naasir Xaaji
[audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/muxadaro/ShCabdinasir/Alwalaawalbaraa2.mp3] Download
Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii 3aaad
[audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/muxadaro/ShCabdinasir/Alwalaawalbaraa3.mp3] Download

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii 4aad 
 [audio:https://www.halgan.net/Mp3/Alwalaa4.mp3] Halkaan ka rogo muxaadarada 4aad

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii 5aad 
 [audio:https://www.halgan.net/Mp3/Alwalaa5.mp3] Halkaan ka rogo muxaadarada 5aad

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii 6aad 
 [audio:https://www.halgan.net/Mp3/Alwalaa6.mp3] Halkaan ka rogo muxaadarada 6aad

 
Wargelin :-Muxaadaraadka 4aad , 5aad iyo 6aad ayaan dib ka soo gelinay maa daa ma  doonaa khalad dhinac linkiyadda oo qaldamay aan dib u saxnay arrinkaas waa ka raali gelinaynaa akhristayaasheen sharafta leh.

Halgan.net
Laascaanood

11 Comments so far

Leave a comment

  1. jazaakumu llaahu kheyran wa axsanallaahu illeyku
    culumada allaha ka.abaal mariyo dadaalkood qiimaha leh
    oo run ahaantii xili adag dadka alle kubad baadiyey

  2. asc jazaakallaahu kheyran waad noo faa.deyseene labada harteyna noogu soodara insha.allah

  3. jazaakumu Allahu khayran aad baanu uuga faaiidaysanay labada maxaadiraba Ilaahay khayr badan hasiiyo abu Axmed iyo abu cabdilbaari

  4. asalaamu caleykum waraxmah
    marka hore waxan u mahadcelinayaa shabakada halgan jazaakullaahu khayr maxaadarooyinkan qayimka ah ee noo soo gudbiseen halkaas kasiiwada waxan kaloo u mahadcelinayaa culimada somaliyeed weliba sheekh c/naasir iyo shibile in ey maanta usoo jeestaan in ey u cadeyaan umada manhajka ahlusunna waljamaaca kana hortagaan fikirka xun ee takfiirka ah ee maanta dhibaatada weyn ku haya shabaab keena iyo shacab keenaba dhiig badanna ka loo daadshay maanta aad ayaan ugu baahnahay baabkaas in laga hadlo culimaduna waa ku mahadsanyihiin inkasta oo ey waa gii hore ka seexdeen baabkaan

  5. asc wr wb walaalha halgan.net iyo dhamaan umada islaamka \
    sheekh cabdinasir jazaahulaahu khayran maxaaraadkaas waana sheekhaygii balse anigu kuma waafaqsani mowduuca sida uu u taqriiriyey balse waxaan ku raacsanahay qaabka uu uga hadlay sheekh xasaan xuseen iyo sheekh umal iyo shible intii aysan labadan sheekh ka noqon qowlkoodii hore
    waadna mahadsantihiin ikhwa

  6. Khayr allaah ha idinsiyo walaalaha halgan.net aadbaanu ugafaa idaysanay

  7. ascwrwb walalaha halgen jzkl khayra marka labaad waxaan leeyahay barakallah sida aad noogu dadaasheen haddaan nahay umada somaliyed ee muslinka ah ee ad noola xiriiriiseen meelkastoo aan joogno ama ay joogan culumadi somaliyed iyo wixi allah dushooda ku xiftiyey ay noogu bixiyen juhdi gaara iyagana waxan leeyahay allah haydinka xiftiyo wixi baas ah ama dhiba ama cadow munafaq iyo mid allah ka fogba aamiin waxan leeyahay culimadayadu meel kastad joogtan hanaga daalina hana nicina hanaga seexanina aakhirka allah ba idinla qaban tacabka iyo juhdigad nagu bixiseen ee jidka rabi ee toosane ascwrwb

  8. walaalaha halgan.net taariikhdu waa xusi doontaa qeybta aad ka geysateen iyo geedka dheer iyo midka gaabanba ee aad u fuusheen sidii aad xayaabo tir ugu sameyn lahaydeen daxalkana uga dhaqi lahaydeen manhajka wasadka ah ee dacwada salafka ee soomaaliya kaa soo hanaqaadey muddo ugu yaraan 50 sano ah.

    waxaanan marna illaaweyn shakiga iyo shubuhaadka maanta lagu furayo manhajkii ummadda islaamka nuurka u soo saarey,khaasatan waddankeena soomaaliyeed iyo sida aad ugu guntateen inaad shubuhaatkaas la dagaalan taan oo aad meel kasta u marteen, laga soo billaabo suaalihii iyo jawaabihii sh shibli iyo sh xasaan ee furtay munaadaradii xarbada oo kale ahayd ee xaq badan umadda u ifisay, ku soo xigtay muxaadaraadkii sh abyad ee iyaguna xayaabotir badan ku sameeyey wax badan oo dahsoonaa duruus badanna laga faaiideystay, iyo nadawaadkii faraha badnaa iyo muxaadaraadkii kale ee wajiyada buhtaanka lagaga feydayey kuwa damcay inay qariyaan,illaa hadda oo aan ku raaxeysaneyno duruustaan uu sheekh shibli noo wado…. fajazaakumullaahu kheyral jazaa, sidaasna ku wada oo madaalayaasha dacwa ku si fooba illaa ilaahay uu ummadda xaqqa u bayaamiyo.

  9. Salaamu Calaykum
    Mashalaah Sh C/naasir waa daaci karti iyo aqoon isku darsaday ilaahow barakee walee Takfiir malagoodii baa galay
    Hambalyo walaalaha Halgan Naqshada Cusub iyo juhdiga aad wadaan
    sw

  10. Salaamu Calaykum

    in naba caadi maaha muxaadaraadka Sh C/naasir Abu ahmed iyo Sheekh Shible ilaahay khayr badan ha sii yo walaalaha Halgan culumadana alaha noo dhowro
    Runtii Halgan waxay goysay iskoor aan caadi ahayn Nadwooyinka Boosaaso qardho garoowe Gaalkacyo Laascaanood Boorame Sanaag iyo Live Mutamarkii Sweden
    Mashalaah Halgan Tv Hambalyo iyo maamulka webka

    Salaamu Calaykum

  11. salaamu Calaykum
    Mashalaah ilaah khayr ha idin siiyo walaalaha halgan ee u taagan gudbinta dacwada iyo towjiihaadka culumada

Leave a comment

*