Muxaadaradii 4aad ee Sh Shible oo qoraal ah oo soo gaartay Halgan.net

September 20, 2011 - Written by

Nairobi, 20 sept Waxaa saaka soo gaaray Warbaahinta Halgan.net qoraal carabi ah oo uu Shiikh Maxamed Shible ka diyaariyey muxaadaradii ugu danbaysay ee Afaraad ee uu Shiikhu ku soo gabagabeeyey muxaadaraad uu Shiikhu ugu magacdaray kuwa ka bad badiyey gaalaysiinta dadka muslimiinta ah.

Sh.Maxamed Shible oo ayaa sheegay in ay jiri doonaa muxaadaraad kale oo uu geli doono dhawaan kuwaas oo uu shiikhu ku qaadaa dhigi doono mowduucyo muhiim u ah bulshada soomaaliyeed si ay uga faa.iidaystaan.

Halkaan ka rogo Muxaadarada oo qoraal ah

Halgan.net/
Kenya, Nairobi

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online