Puntlland oo soo bandhigtay Maxaabiis ay sheegeen in lagu qabtay Dagaalkii Gaalkacyo

September 8, 2011 - Written by

Gaalkacyo:-Warsaxaafadeed ka soo baxay saaka Puntlland ayaa waxaa ay ku soo bandhiga maxaabis ay sheegeen in ay ciidanka amniga ee Puntlland ku qabteen dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo iyo howl galo ay ciidanku ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo gudaheeda. Warsaxaadeedka ayaa waxaa uu u qornaa sida tan.Halkaa ka eeg war saxaafadeedka Warsaxaafadeedka ayaa waxaa saxaafada u akhriyey Taliyaha qaybta iyo ku xigeenka taliyaha ciidanka Booliska Puntlland Col. Abdullahi Salah Nadarre isagoo ku nuux nuuxsaday in maxaabiisata uu soo badhigay ay ka tirsan yihiin Al-shabaab waa sida hadalkiisa uu u dhigaye.

Saraakiisha Ciidanka dowllada Puntlland iyo Madaxdooda ayaa  mar walba waxaa ay ku eedeeyaan dilalka  qaraxyada iyo dagaalada  dhaca  in ay ka dan beeyaan ururka  Al-shabaab oo ah urur dagaal kula jira Ciidanka AMISOM iyo kuwa DFKM. Madaxda iyo Saraakiisha ururka Al-shabaab ayaan ilaa hadda weli ka hadal eedeymaha kale duwan ee ay u soo jeediyaan Madaxda iyo saraakiisha Ciidanka ee dowllada Puntlland

M_M_Deeq

Halgan.net

4 Comments so far

Leave a comment

  1. Hasan: Xume maxaad ugua mahadcelisaaaaaaaaaa Cidamda Dawliga ah ee Puntlad. ciyaal masakiin ah oo Hotellaada lagla soobxay iyo kuwa Masakina oo meesha maray bay soo qabteen ma iyagab rag saxad ah soo qaban kakr oo kudhaca. goormaysa Ragnimadaas yeesheen. Anigu waxaa qabaa iska sii daaya wiilash yar yar oo umada dhan ogthay in Hotellaa iyagoo iska hurda lagla soo baxay

  2. WAARUNOO WAA LASAMEYN KARAA HOGAA UQALMA … LAAKIIN DHIBKU WALAAL WAXA WEEYE SOMALI HADEYNU NAHAY MARKASTAA HOGAANKII AY SOO DHISTAAN AYEY DIB CADAAWAD IYO NACAYB KALA HORTAGAAN EE MAHAAN DAD SABAR IYO DULQAADLEH…MARKA MID KASTOO LA SOO DOORTAAYI XOTAA HANOQDEE QOLADA
    AAD UDOODEYSO WAXAAN AAMINSANAHAY IN KUT KAGUUR OO QANJO UGUUR UN AY HOWSHA INAGA NOQONEYSO …

    DHIBKU MAAHAN MAAMULKA EE WAA SHICIBKA OO AH SHICIB BUKA OO QALBADA WAX KANSAR KAXUNI KAGA TAAGAN YAHAY OO AAN MAAMULADII KA HOREEYAY XITAA WAX WADA SHAQEYNA AANAN MARKASTAA LAYEELAN TAANA WAXAA SALDHIG UAH WAA QABIIL BAAS OO ALLEHA NACLADEE AANAN DAN INOOGU JIRIN UN BAANU DABA ERYANAA BAL MAXAA LOOGU QUUS QAADAN LA YAHAY QABIIL WAATII SIYAAD BARI LAGU RIDAY MAA WAX LAGA DHEEFO…???

  3. soomalidu waxay ku maahmaahdaa ( nin daadqaaday xunbo cuskay ) waxay taasi ku tusinaysaa nacaybka ay puntland u qabto dadka ku nool xafada garsoor waxayna taasi caddayn u tahay nin dadka xukuma puntland inaysan u qalmin inay hogaamiyaan puntland aynatahay in shacabka reer puntland ay haboontahay in doortaan hogaan u qalma

  4. ASC SHAQO FIICAN AYAY QABTEN AAD AYAAN UGU MAHAD CALINEYNAA SII LABA JIBAARA CIIDANKA DARAWIISHTA PUNTLAD
    HADII AANAY QURBAJOOGTA PUNTLAD /SI MARKA LOO FIIRIYO WAAD LA DAAHDEN CIIDANKA SIRDONKA MARHORE AYAY AHEED IN AY WAX KA QABTAN /LKN KU DADAALA NABADA IYO XASILOONIDA
    XAQ AYAA U LEEDIHIIN /MAHADSANADIIN

Leave a comment

*