Raisulwasaaraha DFKM Abdiwali Mohamed Ali Gaas oo gaaray magaalada Copenhagan

September 26, 2011 - Written by

Denmark:-Ra’iisal wasaaraha Dr. Abdiwali Mohamed Ali Gaas ayaa galabta soo gaaray  magaalada Copenhagan ee xarunta dalka Denmark ,Raisulwasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay ka qeyb gali doonaan shir caalami ah oo ka dhici doona dalka Denmark waxaana ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Copenhagen Airport  qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Denmark.

Raisulwasaaraha DFKM iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay la kulmi doonaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Denmark iyo masuuliin ka tirsan wasaarada arimaha dibada ee dalka Denmark.

 

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online