Sh Maxamed Cabdi Umal oo Akhrinaya Kitaabka Muntaqal Akhbaar(Dhageyso)
September 6, 2011 - Written by
Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu ka akhriyaa Masjidka 6st ee ku yaal magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Kitaabka Muntaqal Akhbaar waxaana ku taxan dadweyne aad u tiro badan Sh Maxamed ayaa waxaa uu akhriyaa Kitaabka 3 maalmood
Halkan Ka Dhageyso Sh Maxamed Cabdi Umal oo Akhrinaya Kitaabka Muntaqal Akhbaar

.gif)

