Sh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro u jeedshay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Holland.(Dhagayso)

September 26, 2011 - Written by

Holland:- Sh Maxamed Cabdi Umal oo ah culumada sida weyn looga yaqaan dalka Soomaaliya  ayaa waxaa uu shalay walaalaha ku nool dalka Holland u jeediyay muxaadaro ah video conversi (Video Ahaan ) Muxaadarada Sheikha uu jeediyay ayaa waxay ku saabsaneyd sidee u bad baadinaa Ubadkeena Qurbaha ku nool.?

Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa aad ugu hadlay qaabka looga badbaadinaayo ilmaha qurbaha iyo dadka dayacay ilmahooda muxaadaradaan ayaa eheyd muxaadaro aad u qiimo bada

 

Hoos Ka dhageyso Muxaadarada Sh Maxamed Cabdi Umal .ka Jeedshay Hollan.

 

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/Umal.mp3]

7 Comments so far

Leave a comment

  1. Halgan aad bad oogu mahadsantihiin so gudbinta muxaadraadka

  2. maansha allaah shekh umal runtii waxaad umada soomaliyeed uhayso waad helaysaa ajarkeeda kumana amaanid sababtu waxay tahay waa mas uuliyada kusaaran adiga iyo culimada kale marlabaad jasaakumulaahu kheyran jasaaka

  3. Ilaahay hanagu anfaco culimadana ajir haka siiyo waa wax runtii wax tar u leh umada

  4. WAAY WANAAGSANTAHAY MUXAADARA LAAKIIN XAGGA TARBIYEYNTA ILMAHA SOMALIDA WAA LOOGA FIICANYAHAY

  5. salamaullahi alaikum akhwatii:

    waxaan ALLAHA SUXAANAHU WATACAALAA KABARYAYAA INNUU CULUMADEENA ALLAH KA,ABAAL MARIYA KHAYRKA FARAHA BADA AAY NOO HAYAAN ANAGANA NAGA YEELA KUWA NOQDA KUWII KUINTIFAACA OO QAATA KHAYRKA INTIISA BADAN.

    AMIIN

  6. Halgan fadlan sidii hore ee aad noogu soo gudbin jirteen muxaadaraadka oo aad isticmaali jirteen media player ka noogu soo gudbiya. Midkan aad hadda isticmaalaysaan hadii web page qofku ka tago wuu damayaa which is inconvenient. Jazaakumullahu khayran.

  7. Jazaahullaahu khayran sheekheena cumrigiisa iyo camalkiisa ilahay hanoo barakeeyo.

Leave a comment

*