Shirka wadatashiga ka socday magaalda Muqdisho oo maanta la soo afmeerayo

September 6, 2011 - Written by

Muqdisho:-Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in uu soo afmeermo shirka wada tashiga ah ee Soomaalida oo uu garwadeen ka yahay Ergerga gaarka ah ee u qaabilsan Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya Dr.Mahiga.

Shirka ayaa hadda waxaa la saadaalinayaa in uu ka soo  baxo warmurtiyeed ama qodoba lagu hishiiyey qodobadaas oo aan ilaa hadda weli saxaafada  loo qaybin. Shirka wadatashiga ayaa galay maanta maalintii 3aad waxaan madasha shirka ku wada sugan dhamaan ergooyinkii shirka laga casumay iyo Madaxda DFKM iyo xubno ka socda Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka.
Gudiyo dhowr ah oo ay iska qabteen dhamaan ergeyda ka qab galaysa shirka ayaa waxaa ay hadda ku howlan yihiin warsaxaafadeedkii iyo qodobadii ka soo baxay shirka in ay u qaybiyaan saxaafad.
Ilaa afar qodob ayaa la filayaa in laga soo saaro shirka maanta  waxaan ka mid ah, dib u hishiisiinta, amniga  iyo sidii looga bixi lahaa  arrinka ku meel gaark ah

A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online