Warbaahinta Yemen oo Soomaali ku eedeysay in ay ka qeyb galeen kacdoonka Yemen (Dhageyso)

September 23, 2011 - Written by

Yemen:-Warbaahinta Yemen ayaa tabisay in dad Soomaali ah ay ku lug leeyihiin rabshaddaha ka socda dalka Yemen. Warbaahinta ku hadasha afka dowladda ayaa sheegtay in 3 qof oo Soomaali ah la qabtay kuwaasoo ka qeybgalay bannaanbaxyada rabshaddaha wata, dadkan ayay warbaahintu kusheegtay inay qirteen in lacag la soo siiyay si ay bannaabaxyada uga qeybgalaan.

Dhinaca kalena, kooxda mucaaradka ayaa sheegtay inay qabteen Soomaali dhinaca dowladda la safan oo haatan ay baadhitaan ku samaynayaan.

Qunsulka Soomaalida ee Yemen Xuseen Xaaji Axmed ayaa beeniyay eedahaasi, isagoo sheegay inay jiraan dad ay dhici karto inay u egyihiin Soomaali oo taasina loo qaadan karo inay Soomaali yihiin.

VOA

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online