Warbixin ku saabsan dadaalka nabadeed ee lagu joojiyey colaad Gaalkacyo( Daawo Video)

September 8, 2011 - Written by

Gaalkacyo:-Waa warbixin kooban oo ku saabsan dadaalka nabadeed ee ay u guntadeen Isimada Gobolka Mudug iyo waxgaradka kale sida culimada waaweyn ee ku nool Puntlland oo hadda qaarkood ay ku sugan yihiin magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Warbixintaan ayaa waxaa diyaariyey wariye Mahad Jaamac Koronto oo ah wari ye ku sugan magaalada Gaalkacyo kana mid ah Wariyaasha u shaqeeya Tv-qaranka oo ka howl gala magaalada Muqdisho.

3 Comments so far

Leave a comment

  1. nabadu waa hoyga nolösha meel an nabadi jirin wax kasuurtoobaya haba yaraatee majirto.

  2. WAA KUWAANA HOOYOOYINKII AAN AQAANAY DHUDI ALAHA KU GARAB GALO ADIGA IYO HOOYOOYINKAAN SHARAFTA BADAN

  3. nabada la doonayo waa in laga dhabeeyo oo dadka inta loo soo dhuunto

    la iska dilaaya waa ficil fuleynimo ah oo waliba daciifnimo ah marka maamulka waa in uu howshan sid dag dag ah howsha nabada arinkeeda meel saaro oo waliba uu san u curyaamin shaqsi iyo lababa nabada deegaanka balaaran ee maamul goboleedka puntland…

Leave a comment

*