Wasiirka arrimaha gudaha DFKM Cabdisamad Macalin oo booqday Suuqa Bakaaraha

September 20, 2011 - Written by

Muqdisho:-Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka DFKM Cabdisamad Macalin Maxamed ayaa maanta markii ugu horeysay waxaa uu booqasho ku tegay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, Wasiirka arrimaha gudaha  Cabdisamad Macallin Maxamed iyo saraakiil ka tirsan ciidanka DFKM ayaa waxaa kale oo ay soo mareen  xaafado ka tirsan degmada Hodan ee magaalad Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha DFKM /samad Macallin Maxamed  ayaa markii uu yimid Suuqa weyn ee Bakaaraha waxaa uu warbixino kale duwan ka dhagaystay ciidanka DFKM ee ku sugan Suuqa Bakaaraha iyo qaar ka mid ah ganacsatad Suuqa Bakaaraha

Kormeerka uu maanta ku tegay Suuqa weyn ee Bakaaraha Wasiirka Arrimaha gudaha ee  DFKM ayaa waxaa uu noqonayaa kormeerkii ugu horeeyey oo masuul ka tirsan DFKM uu ku tago Suuqa Bakaaraha oo ilaa iyo intii ay ururka Al-shabaab ay ciidankooda kala baxeen Suuqa Bakaaraha iyo xaafadihii ay ka talin jireen ee magaalada Muqdisho.

 A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online