Xero cusub oo dad barakacyaal ah looga sameeyey duleedka Degmada Burtintle ee Gobolka Nugaal

September 20, 2011 - Written by

Burtintle :-Waxaa maanta lga unkay xero loogu tala galay dadka ka soo hayaamay dagaal ka ka socda Koonfurta Somaaliya Degmada Burtintle ee Gobolka Nugaal ,Xeradaan cusub ayaa waxaa hirgelinteeda iska kaashaday  dowllada Puntlland  iyo maamulka degmada Burtinle dadka barakacayaasha ee hadda xerada ku jira ayaa waxaa lagu qiyaasay in ay gaarayaan ilaa 1200 oo qof oo u badan caruur iyo haween

Ilaa iyo intii ay dagaalada iyo abaaruhu ka dhaceen dalka Soomaaliya gaar  ahaan Koonfurta  Soomaaliya ayaa waxaa jira dad fara badan oo ka barakacay xaafadahoodii iyagoo nolal  iyo nafba soo biday degaanada  xasiloon ee ay ka jiraan maamulka Puntlland iyo S/lland.

Ilaa iyo hadda ma jiraa Hay.adda dowli ah oo weli wax gar gaar ah u fidiyey iyadoo mararka qaar ay dhacdo in Hay.addaha maxaliga ah  ama dadka muxsiniinta ah ay gargaar  la gaaraan dadka colaaduhu iyo abaaruhu  ka soo barakiyeen degaanadii ay ku noolaayeen.

C/casiis Axmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online