Xilibaan ka tirsanaa Golaha Wakiilada Puntlland oo lagu dilay Gaalkacyo

September 20, 2011 - Written by

Gaalkacyo:-War caawa lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntlland oo lagu magcaabo Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji oo lagu naanayso (Koodhaa).

Marxuunka la dilay ayaa waxaa dilay 2 nin oo ku hubaysan bistoolado oo markii ay dilka geysteen goobta ka baxsaday dilka Xilibaanka ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Iskuulka Cumar Samatar ee xaafada Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo, dilkaan ayaa waxaa ilo wareedyo ku sugan Gaalkacyo sheegayaa in laga yaabo in uu salka ku hayo aano qabiil iyo dilal ka dhacay Gaalkacyo.

Ciidanka amaanka magaalada Gaalkacyo ayaa soo gaaay goobta dilka uu ka dhacay waxaan ay ilaa hadda wadaa howlgalo ay ku baadi goobayaan 2 nin ee dilka geystay oo ku dhumaalaysanay gudaha magaalada Gaalkacyo gaar ahaan xaafada Israac iyo goobaha ku dhow dhow.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online