Kitaabkii uu ka akhrinayey Sh Cabdiraxmaan Abyad Masjid Al-Tawxiid.(Dhamaad)

October 10, 2011 - Written by

Copenhagen:-Waxaa hadda si live ah u socda darsigii 5aad ee uu Shiikh C/raxmaan Abyad ka akhri nayey Masaajidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Denmark, Shiikh Cabdiraxmaan Abyad ayaa ilaa 3 maalmood ee la soo dhaafay akhriyey ilaa 3 darsi , Sh.Cabdiraxamaan Abyad ayaa ka bilaabay Masjid Al-Tawxiid kitaab Nadmi ah oo la yiraahdo عُنوَانِ الحِكَمِ oo uu alifay أَبُو الفَتْحِ عَلِيُّ بْنُ مُحَمَّدِ بْنِ الحُسَيْنِ  Kitaabka ayaa bilaaban doona maalin walba saacadu marka ay tahay 18: Uk. Waxaan akhristayaasha ugu bishaaray naynaa haddii alle idmo in ay darsiga kala socon doonaa si maqal iyo muuqaal ah Halgan Tv.

 

Hoos ka Daawo Darsiga si Maqal iyo Muuqaal ah saacada 18: Uk

Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online