Deeq Lacageed oo uu Ururka African Development for education and health oo la gaarsiiye Gobalka Gedo

October 2, 2011 - Written by

Hay,adda african development for education and health  iyo gudiga gurmadka abaaraha ee jaaliyadda beesha sade ee ku dhaqan magaalada Seattle  Washington state ayaa gargaar lacageed gaarsiiyay qoysas ku dhibaataysan gudaha gobolka gedo ee koonfur galbeed Somalia. Deeqdaan ayaa waxaa la gaarsiiyay dad aad iyo aad ogu baahnaa dadkaa oo ku xoolo beelay abaaraha ba,an ee ka jiro koonfurta somalia. deeqdaan ayaa waxa ka faa,idaystay ilaa 738 qoys dad gaaraayo 

 Dadkii lagaarsiiyay deeqdaa ayaa mahad celin iyo duco u soo jediyay walaalahood ka damqaday dhibaatada haysato isla markaana waxay ka codsadeen in ay wali isgarab taagaan maadaama ay abaartii ka sii darayso.Dhinaca kale ururka adeh iyo gudiga gurmadka abaaraha ee deeqda aruurioyay waxay mahdinayaan allah ka dibna dadkii sida diiran u soo dhaweeyay qalbiga iyo gacantana u furay waxay kaloo ku boorinayaan in ay mar walbaa ka qayb qaataan hawlaha lagu gargaaraayo dadka ku dhibaataysan gudaha dalka 

        لله في عون العبد ما دام العبد في عون أخيه

بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,783 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>