Duruus laga qaadanayo qisadii Nabi Yuusuf Sh Maxamuud Shible(Daawo)

October 20, 2011 - Written by

Nairobi:-Sh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey magaalada Nairobi waxaana uu Sh Maxamuud Shible cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa Duruus laga qaadanayo qisadii Nabi Yuusuf naxariis dushiisa ha ahaato.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Sh Maxamuud Shible Xafidahulaah


Halgan.net
Nairobi

3 Comments so far

Leave a comment

  1. ascww
    sheekhanaa inii uxibka fillaah,ilaahayna ha kaa abaal maraiyo dacwada & dadaalkaaga diinta islaamka aad uhayso,intaas ka dib sheekhanaa waxaan aadoogu fiicnaan lahayn muxaadaro tawxiidka aad aad oogu faahfaahinhayso inaad insha,allaah diyaariso umadii jahli aad u badan ayay kaga jiraan qaybta tawxiidkee

  2. JazaakaAlaaaaaaaahu kahyran yaa shiekhanaa
    ilaaaaahay miizaankaaga xasanaadka ha kuu gu daro
    Aaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin

  3. shiiq ilaahey hakaa abaal mariyo muxadaradaan qimaha badan adigana waxaa tahay sh qiimo badan oona akteyda qaali ka ah LOV you 4ever

Leave a comment

*