Firqooyinka Dhunsan Sh Maxamuud Shible Xafidahulaah (Daawo Maqal iyo Muuqaal)

October 20, 2011 - Written by

Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliya ayaa muxaadaro qiimo leh waxaa uu ka jeedshay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana uu muxaadaradiisa ugu magac daray Firqooyinka lunsan waxaana uu ku qaadaa dhigay Sh Shible Firqada Khawaarijta ee xalaaleysatay dhiiga Muslimka.

Sh Maxamuud Shible ayaa si cad u soo bandhigay sifaadka lagu garto Khawaarijta Hoos ka daawo Muxaadarada Sh Shible.

10 Comments so far

Leave a comment

  1. sheekh shibile waan hubaa in uusan rabi kugu qadaneeynin geesinimada iyo ruun sheegaaga iyo qaabka aad u fidiso diinta islaamka ee ka banaan daneeysiga gaarka ah iyo raali gelinta danaha gaarka ah.

  2. ALLAHUMAXFITH SHEIKH ILAAH SHEEKHA HA XAFIDO ISAGOO KALE WAA INAGU YARYAHAY AMA INAGUMA JIRO.. NASIIB DARO.. WAXA LAGA YAABAA IN AY RAADINAYAAN QOLADA HITMANKA AMA DOOXATADA HORORKA GODANE UU KU AMARKU TAAGLEEYO..LAAKIIN WAA GEESI OG WAQTIGIISA INAANU DHAAFAYN. HALOO DUCEEYO..ALLAH HA KU ANFACO KUWA DHUNSAN.

  3. Waxaan wax way diinayaa dadka waxgaradaka ah muxuu axmad gudane ulayn waayay culimada iyo bii ista somalilan muxu se uga hawul galiwaayay unalayna yaa culimada iyo waxgaradka,aqoon yahaniinta,ardayda,madax dhaqa meedyada ,ganacsatada,wariyayaasha jooga kuun fur iyo bari misi soomalilan baa wada mujaahidiin ah

  4. أنا يحييكم الشيخ محمود shible، أقول لك مرحبا بك شيخنا، أود أن أشجعكم على ما تبذلونه من جهد على نشر الدين الإسلامي، من فضلك لا حتى الفجوة التي سوف تموت، أنت دورا هاما في نشر وفهم الدين مع الشعب الصومالي، لذلك الشيخ ومحاولة تطوير ما تبذلونه من جهد والمعرفة

  5. xafidahulah sh shibili sheekh ukala bayani caamada xaqa&badilka xujo hakunoqoto

  6. asc seetihin ikhwatal acizaa wa bacd jazahullahu kheyran sheikhana sh.mohamud shible tan aan rawo inan shego wa taan aad kadhigesan inu sh.shible kawado mujahidinta aya khawarij ah taas wa kalam farig ah ee afkina dhowra rabigina kaxishoda hadu sheikha arintas qawo asagana waxan kuleyahay khaf rabak ya zol asc

  7. jazaaka alllahu khayra sheekheenu waa geesi aan ka laaban xaq

    • A/s salam kadeb waxaan utac siyaynayaa dhammaan umada somaliyeed guud ahan besha leelkase gar ahan quyska shikha waxana kale oo aan umahad cilinayaa beesha tanade sida wayn oo ay oga gon gaa reen dilka shikha allana ha idinka abalmariyo

  8. xafadulaahu wa jazakalahu khayr illahayow u danbi dhaaf shaykaynaga mahamuud shible janada firdowsa gali yaa allaah

  9. Eebbe haka abaal mariyo sheikh maxamuud shibile dacwada iyo khayrka iyo u hiilinta diinta illaahay.
    الله يحفطك يا شيخنا الفاضل ويرعاك ” أنت فخر الإسلام وأمثالك

Leave a comment

*