Geeri Naxdin leh oo ku Timid Gabar aan Wax Xanuun ah Horay u qabin(Daawo Video-ga Duugta )

October 17, 2011 - Written by

Waxaa  maalintii jimcaha ahayd  si lami filaan ah u Geeriyooday Shugri oo aan wax xanuun ah horay u qabin markaasna shaqa ka timid waxaana ay ka sheegatay madaxa xoogaa ka dibna ku geeriyootay Isbitaalka انالله وانا الية الراجعون.

Cabdifataax Sheikh doon oo ay tahay xaaskiisa ayaa waxaa uu Goobta duugta dadweynihii u sheegay in Xaaskiisa ay ka mid ahayd dadka ugu caafimaadka badan ayna ahayd qof heysta shaqadeeda caadiga ah si lama filaan ahna uga sheegatay xanuun yar ka dibna geeriyootay انالله وانا الية الراجعون.

Allaha u naxariisto Waxaana leenahay Cabdifataax iyo dhammaan qoyska ay sida goonida ah uga Geeriyootay Samir iyo iimaan alaha naga wadasiiyo gadaasheedna allah nama fitneeyo,Gafafkeedana allaha iska dhaafo janadana allaha geeyo.

Waxaa Halkaan si Gooni ah Tacsi uga Diraya Tifaftara,iyoDhammaanShaqaalaha Alyaqiin Waxaan leenahay Cabdifataax إنا لله وإنا إليه راجعون ”    إن لله ما أخذ وله ما أعطى . وكل شيء عنده بأجل مُسمى.

Halkan Ka Daawo Video-ga Duugta Maanta.

Waxaa Halkan Tacsi ka diraya dhammaan Asxaabta,iyo Qaraabada Cabdifataax waxaana ka xusi karnaa Dadkaasi.

(1).Sheikh Axmed Nuur Macalin (Imamka Masjidka ABu-Bakr).
(2).Sayid Xiireey.
(3).Aadan Fayaan
(4).Cismaan Diiriye Cigaal.
(4).Adeer bacadle.
(5).Adeer Maxamuud Samatar.
(6).Gureey xaaji Faarax.
(7).Maxamed Calanle.
(8).Cali cabdi Gabay.
(9).Hassan Ismaciil (Hassan Sunni)
(10).cabdiwali Maxmed Qarboobe
(11).Cabdi Budhug.
(12).Ducaale Xirsi.
(13).Baraawe.
(14).Hussein Ducaale.
(15).Cabdulaahi Sahal
(16).Zulfa.
(17).Mohamed Hurre.
(18).Eedo canab cabdi Shaaciye.
(19).Mustafa Kaid (Somali TV).
(20).cabdikariim Kalkaal (Somali TV).
(21).Maarliya Dhuudhaa.
(22).Cabdiqaadir Sharmaarke.
(23).Hanad
(24).Cabdirizaaq Xaaji Faarax.
(25).Hussein Ismacil.

Waxaan ka cudur Daaraneynaa Hadii ay jiraan dad naga codsaday in aan ku darno tacsi oo aan iloownay,Waxaana leenahay Cabdifataax sheikh doon iyo dhammaanteenba

إنا لله وإنا إليه راجعون ”    إن لله ما أخذ وله ما أعطى . وكل شيء عنده بأجل مُسمى
Alyaqiin.com

Leave a comment

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online