Hay’adda Samafalka ee HARO oo soo bandhigtay mar kale waxqabadkeeda Abaaraha Somalia..(VIDEO + SAWIRO).
October 10, 2011 - Written by
Sandiego:-Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa Video ku Saabsan Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Releif Organization (HARO) oo saldhigooda ama xaruntooda ay tahay Sandiego,California Mareykanka oo Mucaawino ay ka aruurisay Umadda Muslimiinta ah ee kunool USA u qaybisay Gobalada Dalka oo ay ku suganyihiin dad ku tabaaleysan abaaruhuna ay si xun u saameyeen.
[nggallery id=31]
Hoos waxaad ka daawataa Video qayb ka ah Gargaaridda ay fidisay ha’ayadda iyadoo ay jiraan Caawimaadyo badan oo ay hay’ada sameysay balse video-gan ayaa waxaa ku jira qayb ka mid Caawimaadda ay hay’adda HARO qaybisay.
Hay’adda HARO
Halgan.net

.gif)

